Wararka Soomaalida
Xiliga ay dhacayso doorashada Galmudug oo la soo saaray(Akhriso)
Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka arimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray xiliga uu ku egyahay muddo xilhaynta Madaxda Maamulka Galmudug. Wasiir sabriye oo soo saaray War-Saxaafadeed ayaa sheegay in 4 bisha 7 ee sanadkan ee July ku egtahay muddo xilhaynta Madaxweynaha Galmudug iyo dhamaan mas,uuliyiinta Maamulka Galmudug. Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliya ENG […]
Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka arimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray xiliga uu ku egyahay muddo xilhaynta Madaxda Maamulka Galmudug.
Wasiir sabriye oo soo saaray War-Saxaafadeed ayaa sheegay in 4 bisha 7 ee sanadkan ee July ku egtahay muddo xilhaynta Madaxweynaha Galmudug iyo dhamaan mas,uuliyiinta Maamulka Galmudug.
Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliya ENG Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu baaqay shacabka Galmudug inay udiyaar garoobaan doorashada madaxtanimada Maamulka Galmudug.
Hoos ka Akhriso war saxaafadeedka wasaaradda.