Wararka Soomaalida

Xubno Al shabaab ah oo duqeyn lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in deegaankaas lagu dilay xalay Xubno sarsare oo Al shabaab ah ka dib duqeyn halkaasi ka dhacday. Wararka hordhaca ah ee laga helayo deegaanka  ayaa sheegay in 3 ka mid ah Xubnaha Al shabaab lagu dilay duqeyntaas. Duqeyntan ka dhacday deegaanka Bariire ayaa […]

Published

on

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in deegaankaas lagu dilay xalay Xubno sarsare oo Al shabaab ah ka dib duqeyn halkaasi ka dhacday.

Wararka hordhaca ah ee laga helayo deegaanka  ayaa sheegay in 3 ka mid ah Xubnaha Al shabaab lagu dilay duqeyntaas.

Duqeyntan ka dhacday deegaanka Bariire ayaa waxaa ka dambeeyey diyaaradaha Maraykanka iyo Dowladda federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Trending

Exit mobile version