MINNEAPOLIS – Ubax Cali oo kamid ah Soomaalida deggen gobolka Minnesota ayaa noqotay wariye ka tirsan talefishinka WCCO ee ku yaala magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota....
ROSEVILLE – Waxaa mar dhow magaalladda Roseville ee gobolka Minnesota lagu qabtay wiil ay hay’addaha ammnigu sheegeen in uu yahay 17-sanno jir geystay fal dambiyeed iskugu...