Xulka qaranka Soomaaliya ayaa bar-baro kala kulmay Xulka qaranka Eritrea iyagoo ciyaaray kulankii 4-aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa Senior Challenge Cup ee...
Maanta magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaali State ayaa waxaa kulan wada tashi amni ah uu ku dhaxmaray Taliyaha Ciidanka Soomaaliland Jannaraal Nuux Taani iyo wafdi saraakiil...
Ben Fender Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa sheegay in kaalin weyn uu ka qaadan doono arimaha dayn cafinta Soomaaliya ka dib muuqaal maanta uu soo dhigay...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta taliska Booliika Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay taliyaha Booliiska Jannaraal...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xadka ay la wadaagto Soomaaliya ku qabatay xubno saraakiil ah kana tirsan Daacish ay ku qabteen ka dib howlgal ay ka...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa joojisay bixinta Baasaboorka Soomaaliya muddo todobaad ah arimo farsamo awgood. War maanta ay soo saareen waaxda Socdaalka iyo Jansiyadaha ee Soomaaliya ayaa...
Dowladda Kenya ayaa waxay wajigabax weyn kala kulantay codsiyo isdabajoog ah oo ay udirtay Maxkamadda cadaalada aduunka ee ICJ ee ku taala dalka Holland iyadoo codsiyadaasi...