Local News21 hours ago
Saddex goobood oo kala duwan oo ay toogasho ka dhacday magaaladda Minneapolis mudo 20 daqiiqo gudahood
MINNEAPOLIS – Booliska magaaladda Minneapolis ayaa sheegay in ay baarayaan saddex toogasho oo kala duwan oo mudo 20 daqiiqadood gudahood ka dhacay magaaladda Minneapolis habeenimadii Khamiista....