Local News1 day ago
GARSOORE MAR KALLE AMAR KU BIXIYAY IN AAN LA XIRI KARIN DADKA QAXOOTI AHAANTA KU SOO GALAY WADANKA
MINNEAPOLIS – Garsoore federaal ah ayaa kordhiyay oo wakhti ku daray amar uu horey u bixiyay oo ku aaddan ilaalinta xuquuda dadka qaxooti ahaanta wadanka Mareykanka...