Wararka Soomaalida6 years ago
Qarax ka dhacay Muqdisho oo warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan
Wadada Makah Al Mukaramah ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa barqadii maanta ka dhacay qarax gaari kaasoo yaalay goob Gawaarida lagu baakimo. Gaarigaas qarxay ayaa wuxuu sababay...