Garsoore federaal ah oo ka tirsan Maxkamadda Mareykanka ee Degmadda Massachusetts ayaa si ku meel gaar ah u joojiyay in uu dhaqan galo go’aankii maamulka Trump...
MINNEAPOLIS – Qareeno si gaar ah uga shaqeeya sharciyadda la xiriira socdaalka ayaa sheegay in maxkamadaha socdaalka dalka Mareykanka, gaar ahaan kuwa gobolka Minnesota ay si...