Wararka Soomaalida6 years ago
Wariyaal iyo xubno sare Al shabaab ah oo duqeyn lagu dilay sidoo kale duqeyn lagu burburiyey xarunta Radio Andulus
Wararka naga soo gaaraya Degmada Bu,aale ee Gobolka Jubbada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Caawa fiidkii duqeyn lagu dilay Wariyaal ka tirsanaa Kooxda Al shabaab...