Connect with us

Local News

AJ Awed oo ah Musharax u taagan kursiga degmadda 6-aad

Published

on

AJ Awed oo sheegay in uu yahay Musharax u taagan kursiga degmadda 6-aad ee Minneapolis

Abdisamad Yusuf, kuna magac dheer AJ oo ah wiil dhallinyaro ah, qareen sharci yaqaan ah oo isagu u ololeeya arrimaha bulshadda ayaa maanta si rasmi ah bogiisa Facebook ku sheegay in uu yahay musharax u taagan kursigii uu iska casilay Gudoomiye Abdi Warsame.

AJ Awed ayaa noqonaya qofkii 7-aad ee Soomaali ah ee isku soo sharaxa kursigan. Sidoo kalena qofkii 9-aad ee guud ahaan noqda musharax u taagan xilkan.

Kursiga uu baneeyay Abdi Warsame ayaa doorasho gaar ah loo qabanayaa bisha August 11, 2020 waxaana marba marka ka dambeysa soo kordhaya musharixiinta Soomaalida ah ee iyagu kursiga isku soo sharaxaya.

Halkan ka Akhriso qoraalka AJ Awed:

Friends and Neighbors, I’m excited to announce my campaign for City Council in Ward 6!

I am running on a Democratic Socialist platform because Ward 6 deserves a City Council Member that will stand with all of our neighborhoods – from Cedar-Riverside, Ventura Village, and Seward to Elliot Park, Phillips West, and Steven’s Square/Loring Heights – to uplift the issues and vision of the people.

This pandemic has exposed what many have known for too long, that our systems are failing us. With an open seat, this is an opportunity to bring together working people of all backgrounds to push for rent control, protect and expand public housing, address the opioid crisis through restorative justice, oppose the gentrification of our communities, and demand green & healthy neighborhoods.

My lived experiences give me a deep understanding of the issues facing our ward. I was raised in public housing and had problems adjusting into society, which resulted in run-ins with law enforcement and eventually to me dropping out of high school. After the crash of the global economy in 2008, I lost my job and decided to dramatically change my life.

With the support of my community and family I went on to gain my Associate’s from Normandale Community College and then my Bachelor of Arts from the University of Minnesota – Twin Cities where I was the first Somali-American commencement speaker for the College of Liberal Arts. From there I enrolled in Mitchell Hamline School of Law and received my Juris Doctorate.

With my law degree I decided to give back to my community which has given so much to me. Today, I mediate in Hennepin County Housing Court and Harassment Court, where I work to resolve landlord-tenant disputes in order for both parties to avoid burdensome eviction proceedings. Previously, I have led efforts within schools to combat the abuse and discrimination of teaching assistants and the students themselves.

Our campaign will be fought by bringing working ‘Ward Sixers’ of all communities together to demand an end to massive inequality and rising gentrification. Together with your support we can build a system that works FOR US.

https://www.facebook.com/AjAwedforWard6/

Website: Aj4Us.com

Continue Reading

Local News

Hudda Ibrahim oo xil loo magacaabay islamarkaana ay ansixiyeen guddiga golaha deegaanka magaaladda Saint Cloud

Published

on

By

Saint Cloud – Guddiga golaha deegaanka magaaladda Saint Cloud ee gobolka Minnesota ayaa Dr. Hudda Ibrahim u magacaabay in ay kamid noqoto guddiga gollaha deegaanka magaaladda Saint Cloud. Hudda ayaa qabanaysa xilkii uu hayey Jake Anderson oo bishii November loo doortay in uu noqdo duqa magaaladda Saint Cloud.

Dr. Hudda Ibrahim ayaa waxaa u codeeyay dhamaan xubnaha guddiga gollaha deegaanka magaaladda Saint Cloud ee gobolka Minnesota. Dr. Hudda Ibrahim ayaa taariikh cusub ka dhigtay magaaladda Saint Cloud. Waxay noqotay qofkii u horeeyay ee Soomaali ah ee xil dowladeed ka qabta magaaladda Saint Cloud.

Xigashadda sawiradda: Xidig TV

Continue Reading

Local News

Magaaladda St. Paul oo bixisay deymo lagu lahaa 32,000 oo qof

Published

on

By

SAINT PAUL – Magaaladda St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa bixisay dhamaan deymo la xiriira caafimaadka oo lagu lahaa 32,000 oo qof oo deggen magaaladda. Duqa magaaladda St. Paul iyo shaqaalaha howshan ka shaqeeyay ayaa todobaadkan waraaqo u diraya 32,000 oo qof oo ay u sheegayaan in dhamaan wixii dayn caafimaad ee lagu lahaa laga bixiyay, lagan tirtiri doono.

Arrintan oo aad loo hadal hayo ayaa waxaa balanqaaday duqa magaaladda St. Paul Melvin Carter markii uu ku jiray ololaha doorashadda ee dib loogu doortay. Haddaba magaaladda St. Paul ayaa tirtirtay daymo qiimo ahaan ah $40 milyan oo ah daymo la xiriira caafimaadka oo lagu lahaa dadka deggen magaaladda. Duqa magaalada St. Paul Melvin Carter ayaa sheegay in qorshahan looga golleeyahay in taageero la siiyo dadka daynta lagu leeyahay ee deggen magaaladda St. Paul si culeyksa dhaqaale looga qaado, loona garab qabto oo loo kaalmeeyo.

Continue Reading

Local News

NINKII SHANTA GABDHOOD SHILKA KU DILAY OO DIIDAY HESHIIS QIRASHO AH, GO’AANSADAYNA IN MAXKAMAD LA HORGEEYO

Published

on

By

MINNEAPOLIS – Derrick Thompson oo ah ninkii shanta gabdhood ee Soomaalida ah shil gaadhi ku dilay ayaa diiday heshiis qirasho ah oo ay haweenayda ah Xeer-ilaaliyaha Degmadda Hennepin soo hordhigtay, balse ninkan ayaa sheegay in uu beddelkeeda maxkamadayn doonayo. Ninkan ayaa ku eedaysan dil darajada saddexaad ah iyo dil baabuur oo lagu eedeeyay in uu baabuur ku dhacay oo uu dilay shan gabdhood oo saaxiibo ah isaga oo ka baxsanaya booliiska.

Bishii hore ayeey maxkamad heer federaal ah ninkan ku heshay dhowr dembi oo la xiriira dilka gabdhaha. Qareenada Degmadda Hennepin ayaa xaqiijiyay in Derrick Thompson iyo qareenada difaacaya ay diideen heshiiska qiraalka ah, iyaga oo door biday in dacwadda la billaabo Febraayo 18, 2025 oo maxkamad la aado.

Derrick Thompson ayaa lagu soo oogay shan dacwadood oo kala ah dil darajada saddexaad ah iyo 10 fal dambiyeed dil baabuur ah oo sababay dhimashada shan gabdhood oo dhallinyaro ah oo da’doodu u dhaxayso 17 ilaa 20 jir: Salma Mohamed Abdikadir, Sahra Liban Gesaade, Sagal Burhaan Hersi, Siham Adan Odhowa, and Sabiriin Mohamoud Cali.

Continue Reading

Trending