Connect with us

Arts & Culture

Fanaanka Aar Maanta oo soo saaray album muusikadda carruurta ah

Fanaanka caanka ee Aar Maanta ayaa maanta oo ay bishu tahay March 22, 2019 si rasmi ah u soo saaray album iyo heeso cusub oo ah suugaan iyo murti loogu talagalay da’yarta iyo carruurta. Albumkan cusub ayaa magaciisu uu yahay Ubadkaa Mudnaanta Leh. Alumkan cusub ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee uu […]

Published

on

Fanaanka caanka ee Aar Maanta ayaa maanta oo ay bishu tahay March 22, 2019 si rasmi ah u soo saaray album iyo heeso cusub oo ah suugaan iyo murti loogu talagalay da’yarta iyo carruurta. Albumkan cusub ayaa magaciisu uu yahay Ubadkaa Mudnaanta Leh.

Alumkan cusub ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee uu soo saaro fanaan Soomaaliyeed. Xaflad balaadhan oo si qurux badan loo soo agaasimay oo ka dhacaysa Xarunta Cedar Cultural ee magaalada Minneapolis ayaa caawa si rasmi ah loogu soo bandhigi doonaa Albumkan Muusikada Carruurta ah.

Aar Maanta oo ah fanaan caan ah ayaa deggan waddankan Britain, waxa uuna ku caan baxay oo uu qaadaa heesoo isugu jira wacyi-gelin, waddani iyo jaceyl.

Heesaha uu ka kooban yahay Albumkan Muusikadda Carruurta ayaa ah saddex iyo toban heesood. Aar Maanta iyo dhallinyaro ayaa iyagu qaadaya heesaha. Heesa qaar kamid ah ayaa luqadda Af-Ingriisiga ah lagu qaadayaa.

Heesaha fanaanka Aar Maanta ayaa waxaa aad u jecel dhalinyarada, waalidka, dadka waaweyn ee Soomaaliyeed iyo weliba dadweynaha kale ee aanan Soomaalida ahayn.

Albumkan Muusikada Carruurta ah oo ah mid taariikhi ah ayaa waxa uu fanaanka Aar Maanta iskaashi iyo wada shaqayn la sameeyay Professor iyo Abwaan Siciid Salah, dhallinyaro iyo dadkale oo iyagu takhasus u leh muusikada, fanka iyo qoritaanka la xiriira carruurta.

Heesaha ku jira albumkan ayaa ciwaankoodu yahay ama kala ah:

  1. Kow
  2. On The Day I Was Born
  3. Huuwaya Huuwa
  4. A Son’s Joy
  5. Hooyo
  6. I Am Part 1
  7. Ta Te Ti To Tu
  8. Glitter & Gold
  9. Ubadkaa Mudnaanta Leh
  10. Life
  11. Musi Is My Life
  12. Assalamu Alaikum
  13. Islam
  14. I am Part 2

Sidoo kale Aar Maanta ayaa ay wada shaqeeyeen Xarunta Cedar Cultural oo iyagu gacan weyn ka geystay soo saaritaanka abumkan, una suurta geliyay fanaanka Aar Maanta in uu soo saaro album, heeso, suugaan iyo murti gaar u ah da’yarta iyo carruurta Soomaaliyeed.

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Arts & Culture

Celebrating Somali Literature at Minnesota Book Fair

Published

on

By

ROSEVILLE – Twelve Somali authors gathered at the Roseville Library in Roseville, Minnesota, to host a vibrant book fair event. The authors showcased a diverse range of books, including children’s stories, Islamic literature, business guides, and both fiction and nonfiction works.

Some authors also had the opportunity to read their books aloud to the community members who attended, making it a special and engaging experience for all. It was a wonderful celebration of Somali literature and culture!

Continue Reading

Arts & Culture

Munaasabad lagu maamuusayo sannad guuradii tobnaad ee ka soo wareegtay aas-aaska madxafka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ee Minnesota

Published

on

By

MINNESOTA – Waxaa magaaladda Minneapolis si habsami leh uga socda qabanqaabadda munaasabad lagu maamuusayo sannad guuradii tobnaad ee ka soo wareegtay aas-aaska madxafka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ee Minnesota. Munaasabadan oo sannadka la qabanayo labo maalmood oo isku xiga Sabti October 21, iyo Axad October 22, 2023 ayaa lagu qabanayaa magaaladda Burnsville ee gobolka Minnesota.

Madxafka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ee Minnesota ayaa sannad walba qabta munaasab balaaran oo lagu soo bandhigo sooyalka taariikhda Soomaalida, agabka iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Sidoo kale munaasabaddan ayaa abaal-marin lagu gudoonsiinayaa qaar kamid ah haldoorka bulshadda.

Waxaad akhbaar dheeraad ah oo ay kamid yihiin tigidhadda lagu galayo munaasabadda aad ka heli kartaa bogga madxafka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ee Minnesota : http://www.somalimuseum.org/10th-anniversary.html

Continue Reading

Arts & Culture

Award-winning artist K’naan releases new song honouring refugees

Published

on

By

In his first new recording for more than a decade, singer-songwriter who fled Mogadishu as a child says he wanted the song to feel ‘like a home for those of us made homeless by conflict’.

Canadian-Somali artist K’naan, whose unofficial World Cup anthem “Wavin’ Flag” became a No. 1 hit in more than a dozen countries, has released an inspiring new single and video honouring refugees. A full album will follow later this year.

Canadian-Somali singer-songwriter K’naan pictured in New York in 2022.
© Nabil Elderkin

The new track, “Refugee”, draws on both personal and political elements. K’naan grew up listening to his family’s poetry in Somalia before escaping war at the age of 13 on the last commercial flight out of Mogadishu. He lived briefly in the United States before settling in Canada, where he began writing music as a way of processing his experiences.

In an InstagramLink is external post accompanying the new release, K’naan said: “In the dictionary, ‘refugee’ is synonymous with displaced person, fugitive, outcast. In Somali the word feels like drifter or homeless. I wanted to write a song that felt like a home for those of us made homeless by conflict.”

The song marks a return to recording for the singer-songwriter, who has performed in nearly 100 countries, released three albums and garnered awards including an MTV Music Video Award and three Junos (The Canadian Grammys). His work has also been recognized on The Guardian’s Best Albums to Hear Before You Die and Rolling Stone’s 200 Greatest Hip Hop Albums of All Time.

© K’naan Warsame

K’naan released his last album in 2012. That same year he wrote a guest essay for The New York Times explaining the trappings of success in the music industry. Since then, he has written and worked extensively in television and film. He has also recently completed a fellowship at Harvard’s Hutchins Center for African and African American Research and is developing a musical at the Public Theater in New York.

“Growing up, every time someone called me a refugee, I recoiled,” K’naan says. “And I know this is still the reality for so many people today. I wanted to flip the meaning of the word and make it something that people will wear proudly.” 

UNHCR, the UN Refugee Agency, recently released figures showing there are currently over 110 million people forcibly displaced around the world. This includes more than 670,000 refugees from Somalia, where ongoing conflict and the worst drought in decades continue to drive people from their homes in search of safety.

Reflecting on his homeland, K’naan says that “it takes both courage and desperation to abandon your home for somewhere unfamiliar. You set aside whatever it is that once made you an individual, in order to join a kind of faceless mass. I saw my mother do it. Her strength gave me hope. It also broke my heart.”

K’naan’s powerful new song opens with the lyrics: “If I was gonna be free, I’d have to change my name. Momma don’t feel shame. Somebody call me, Refugee….”

The single “Refugee” is available on YouTube and all major streaming platforms.

Source and credit: UNHCR Staff

Photos credit: Nabil Elderkin

Continue Reading

Trending