Connect with us

Somali News

Garoonka Muqdisho oo marti gelinaya cayaartii ugu horeysay tan iyo 2004-tii

Published

on

Waayihiin mugddiga ahaa ee garoonka kubabdda cagta Muqdisho ayaa soo dhamaaday, waxaana rumoobaya riyooyinkii mudada dheer soo jiray marka uu garoonku marti geliyo cayaartii ugu horeysay muddo 16 saanadood ah maalinta talaadada ah ee inasoo aadan.

Naadiyada MCC iyo Horseed SC ayaa ku loollami doona cayaarta dib u furitaanka garoonka oo dhici doonta maalinta talaadada ah ee inasoo aadan oo bisha June tahay 30. Labada koox ayaa hada kaalimaha hore kaga jira horyaalka SPL waxaana xiriirku go’aamiyay in labadoodu dheelaan cayaarta ugu horeysa maadama ay horyaalka ugu sareeyaan hada socda.

Waxaa loo dhigi doonaa koob hal maalin ah oo ujeedadiisu tahay in lagu maamuuso dib u howl-gelinta garoonka Muqdisho oo ah hoyga xulka qaranka Soomaaliya.

Wasiiradda dhallinyarada iyo cayaaraha Marwo Khadiija Maxamed diiriye iyo guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab yaa goobta cayaarta kusoo dhaweyn doona madaxweynaha jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo laadi doona kubbada ugu horreysa cayaarta.

Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in dib u howl-gelinta garoonka loo aqoonsan doono tallabadii ugu weyneyd ee dhinaca horumarka kubbadda cagta ah ee sanadka 2020-ka. Wuxuu guddoomiyuhu uga mahadceliyay dowladda Soomaaliya in ay garoonka kusoo celisay gacanta shacabka Soomaaliyeed.

“Garoonka Muqdisho hadda waa diyaar, xiriirka kubabdda cagta Soomaaliyana wuxuu aad ugu faraxsan yahay in uu shaaciyo in xulka qaranka Soomaaliya ay mustaqbalka dhaw ku cayaari doonaan gurigooda. Garoonku wuxuu sidoo kale marti gelin doonaa cayaaraha kale ee xiriirku qabto”ayuu yiri guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta dalka oo sheegay in sidoo kale xarunta xiriirka laga dhisi doono meel aan ka fogeyn garoonka iyadoo dhaqaalahana ay bixin doonto hey’ada FIFA.

Warbhixin kooban oo ku saabsan taariikhda garoonka.

Garoonka kubbadda cagta Muqdisho oo ah guriga xulka qaranka Soomaaliya, waxaa la dhisay sanadku markuu ahaa 1978-kii waxaana dalka Soomaaliya u dhistay dowladda Shiinaha. Garoonku wuxuu marti geliyay cayaaro badan oo isugu jira kuwo qaaradeed, kuwo heer caalami ah, cayaraha bariga iyo bartamaha Africa iyo sidoo kale cayaaraha Carabta.

Cayaartii ugu horreysay ee lagu qabtay garoonka Muqdiho waxay dhex martay qaranka Soomaaliya iyo koox ka socotay dalka Shiinaha oo la yiraahdo Leonen, wxaana ay ahayd cayaartii lagu furay garoonka.

Markii dagaalladu ay ka qarxeen dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii, garoonka Muqdisho wuxuu ka mid noqday xarumo muhiim ah oo dagaalada ku xirmay ama ku burburay. Mudadii u dhexeysay 1993-1995-kii waxaa garoonka daganaa oo isaga dambeeyay ciidamadii Mareykanka iyo kuwii Pakstan ee dalka Soomaaliya u joogay howlgalkii nabad ilaalinta ee fashilka ku dhamaaday.

Kaddib bixitaankii ciidamadii UN-ka waxaa garoonku dib ugusoo laabtay gacanta xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya. Qeybihii dambe ee sanadkii 1995-kii waxaa garoonka dib uga furmay cayaaraha kubbadda cagta, waxana tartankii ugu horeeyay burburka kaddib ee lagu qabto garoonka Muqdisho uu ahaa tartankii loogu magac daray IFTIINKA NABADDA, kaas oo daba socday tartankii ka horeeyay ee loogu magac daray KOOBKII RAJO SOO CELINTA ee lagu qabtay garoonka Banaadir.

Markaa kaddib tartamadu si caadi ah ayay ugasii dhacayeen garoonka Muqdisho, ilaa laga gaaray 2004-tii oo horyaalkii ugu dambeeyay lagu qabtay, waxaana horyaalkaas ku guuleysatay naadigii la oran jiray Banaadir Telecom oo hada loo yaqaano MCC.

Tartankaas oo ay ka qeyb galeen 8 kooxood ayaa muddadii uu socday waxaa guud ahaan la dhaliyay 109 gool, waxaana gool dhalinta sanadkaas ku guuleystay cayaaryahan Maxamed Nuur Cabdi (Shaarkeey).

Kooxihii xilligaas ka qeyb galay horyaalka dalka waxay kala ahaayeen: Banaadir Telecom oo hadda ah MCC, Elman, SITT oo hadda ah Saxafi FC, Dekedda,  Suppershel oo hadda ah Gaadiidka,Feynuus oo hadda noqotay Horseed, Badbaado iyo Gasco.

Muddadii u dhexeysay 2007-2009 waxaa garoonka dagay ciidamadii Itoobiyaanka ee caawinayay dowladda Soomaaliya, laakin dhamaadka bishii Janaayo ee sanadkii 2009 ayaa waxaa garoonka la wareeyay qolyaha Islaamiyiinta oo daganaa tan iyo 6-dii Agoosto 2011-kii, xilligaas oo ay hadana dageen ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Ugu dambeyn waxaa ciidamada AMISOM ay garoonka isaga bexeen 28-kii Agoosto sanadkii 2018-kii xilligaas oo ay ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliyeed la wareegeen amaankiisa. Hadda waxaa soo dhamaaday dib u dhiskii garoonka wuxuuna dib ugusoo laabtay gacanta shacabka iyadoo loo adeegsan doono ujeedooyinkii markii hore loo dhisay oo ahaa in lagu horumariyo kubbadda cagta Soomaaliya.

Waaxda Warfaafinta Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya

Email:info@somsoccer.com

Continue Reading

Health

Attention, Minnesota! Measles Outbreak Alert

Published

on

By

Minnesota –

The Minnesota Department of Health (MDH) confirmed measles outbreak. This highly contagious virus can be serious, especially for young children and those with weakened immune systems. Here’s what you need to know:

🔹 What is Measles? A viral infection that causes a high fever, cough, runny nose, and a characteristic rash. It can lead to complications like pneumonia and encephalitis.

🔹Symptoms to Watch For: Fever, cough, runny nose, and a red, blotchy rash that typically starts on the face and spreads.

🔹 Prevention: The best defense is vaccination. Ensure you and your family are up-to-date with the MMR (measles, mumps, and rubella) vaccine. It’s safe and highly effective.

🔹 If You Suspect Infection: Contact your healthcare provider immediately and avoid public places to prevent spreading the virus.

Your vigilance can help protect our community. For more information and updates, check with local health authorities and healthcare providers.

Stay safe and informed! https://www.health.state.mn.us/diseases/measles/index.html

#MeaslesOutbreak#MinnesotaHealth#VaccinateToProtect

Continue Reading

Somali News

Severe Drought in the Horn of Africa

Published

on

By

Minneapolis, July 20, 2022 –

The Horn of Africa experiences two rainy seasons per year. The timing varies across the region,
but rains broadly fall from March to May. The lack of these rains in 2022 has been felt
particularly in equatorial parts of the Horn of Africa region, where the long rains contribute 70% of the annual total rainfall. Currently, 16.7 million people are projected to be in crisis (UNOCHA) or worse levels of high acute food insecurity solely due to the drought in The Horn of Africa.

Four consecutive rainy seasons have failed since late 2020, a climactic event not seen in the
last 40 years. This disaster is expected to be worse than the famine in 2011, when 260,000
people died in Somalia alone, 50% of those people being children under the age of 5.
Our Executive Director, Mohamed Idris, and Program Director, Jordan Greene, had the
opportunity to visit the Horn of Africa in June 2022. While in The Horn, they were able to witness firsthand the effects of the drought. It became apparent to Idris that the humanitarian situation in the horn of Africa region is alarming.

The latest Intergovernmental Panel on Climate Change report projects that global warming will negatively affect food systems in the region by shortening the growing season and increasing water stress. The combined population of Switzerland and Australia doesn’t add up to the 16.7 million people facing food insecurity in the Horn of Africa. The UNOCHA report further emphasized that the consequences of the prolonged drought conditions have extended to the loss of livestock, with 7 million deaths recorded so far. Another 22 million livestock are estimated to have been severely emaciated due to the drought.

The ongoing humanitarian crisis caused by the drought raises serious questions about future
food and water security in the Horn of Africa. The conditions have increased the workload for
women and female children who are responsible for providing water using donkeys or carrying it on their back; Access to water has increased to a walk between 3 – 5 miles each way. As a
result, female children drop out of school to assist their mothers with this burden.

ARAHA has launched a campaign to support families suffering from this drought. Our teams on the ground in the Horn of Africa allow ARAHA to know what supplies are most needed at this time and respond to the areas in the most need as fast as possible. These supplies include
rice/maize/wheat, cooking oil, evaporated milk, and water. According to our Program Director,
“We are able to distribute food baskets and non-food items for hundreds of drought-affected
families in The Horn of Africa. However, the needs are currently far beyond the resources we
have.”

ARAHA needs donations to continue providing immediate relief and aid to victims of
this disaster. The Executive Director of ARAHA urges donors to think about these families and
support ARAHA’s lifesaving work: “It’s a matter of life and death for these families. Let us save
families before it’s too late. ”

To donate, please visit www.araha.org/donate or text “ARAHA” to 44321.
If you would like more information about ARAHA’s current efforts in The Horn of Africa, please contact Jordan Greene, Program Director (jordan@araha.org), or Ashley Dial, Marketing Director (ashley@araha.org). To learn more about our relief campaign, please visit www.ARAHA.org.

About ARAHA:
ARAHA is a humanitarian non-governmental organization (NGO) that works in the Horn of Africa region, delivering essentials and developing opportunities. We have a diverse range of programs that brings life to our mission and adapts to the specific needs of each community in which it works. The organization aims to bring immediate relief to those in need throughout the Horn while simultaneously seeking to create the conditions for sustainable opportunity and self-reliance. In all programs ARAHA pursues, it seeks to responsibly enact its mission while delivering essentials and developing opportunities in communities across the Horn.

Continue Reading

Somali News

ATMIS Donates Medicines and Food items to Dhobley General hospital

Published

on

By

Dhobley, 9th July 2022—Troops from the Kenya Defence Forces (KDF) serving under African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have donated an assortment of medical supplies and food items to Dhobley General Hospital.

ATMIS Deputy Sector Two Commander, Colonel Joel Maiyo, said the food donation was to help with feeding of patients, especially children admitted with severe malnutrition as a result of the ongoing drought. The medical supplies are to help the hospital in meeting the medical needs of patients.

“We came to Dhobley General Hospital to donate medicine and food to support all patients, especially children, women, and the elderly who are admitted to this hospital. Our mandate as ATMIS is to support the Somali people, and this includes supporting the Somali Security Forces in protecting and taking care of welfare of the population. This donation forms part of our civil-military cooperation (CIMIC) activities,” said Col. Maiyo.    

Receiving the items, the Director of Dhobley Hospital, Mohamed Yusuf Hassan, called for more support from ATMIS and Somalia’s international partners to help alleviate the suffering of the vulnerable members of the community.

“We appreciate this timely donation, and it must be said that ATMIS has always supported us in times of need. This donation will help alleviate some of the challenges we face. On many occasions, ATMIS has helped us deal with serious medical cases that cannot be treated in our hospitals due to lack of specialist care. We have taken patients to the ATMIS hospital where they have been treated, and we appreciate that very much,” said the hospital director.

Beyond combat activities to degrade Al-Shabaab, ATMIS forces in Somalia undertake Quick Impact Projects, which are small-scale projects that address the basic needs of local populations. Some of the activities include drilling of boreholes, refurbishing hospitals, building schools and markets to help improve the lives and welfare of the local communities living under its areas of responsibility.

ENDS.

SOURCE: ATMIS PUBLIC INFORMATION

Continue Reading

Trending