Wararka Soomaalida6 years ago
Cabdiwali Gaas oo wareegii Kowaadba ku fashilmay
Wali waxaad nagala socotaan Wargayska Tusmotimes waxaan toos idiinkugu soo gudbinaynaa Doorashada Hogaanka Puntland Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Madaxweynihii muddada Shanta sano soo xukumayey...