Wararka Soomaalida6 years ago
Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Albaabada iskuugu dhuftay Hotel Makah Al Mukaramah
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa galabta Gudaha ugalay Hotel Makah Almukaramah ee Magaalada Muqdisho ka dibna xirxiray dhalinyaro Siminaar ugu socday Hotelka. Dhalinyaradaas oo tiradooda gaaraysa 40...