Wararka Soomaalida6 years ago
Deg-Deg:Ciidamada amaanka oo xiray ninkii caruurtiisa Sumeeyey
War hadda ku soo dhacay war qabadka Wargayska Tusmotimes Xafiiska Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ee Degmada Hodan Gacanta ay ku dhigeen ninkii Caruurtiisa Sumeeyey...