Wararka Soomaalida6 years ago
Dhaawicii Gudoomiyaha iyo qaar kale oo gaaray Doha Qatar
Dhaawicii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow iyo qaar kale oo dhaawac ah ayaa galabta magaalada Muqdisho waxaa ka qaaday Diyaarad nooca Caafimaadka ah...