Wararka Soomaalida6 years ago
Diyaaradaha Maraykanka oo dilay 13 Qof
Diyaaraha maraykanka ayaa habeen hore duqeeyey buuralayda Galgala ee Gobolka Bari ee maamulka Puntland waxayna duqeeyeen xarun Ururka Daacish u ahayd meel ay ku tababaraan Ciidamadooda....