Wararka Soomaalida6 years ago
Dowladda federaalka oo ku howlan dib usoo celinta qalab taariikhi ah
Dekedda magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagasoo dejiyay Dhoobooyin laga sameeyay halyeyadii Axmed Gurey iyo Sayidka oo larajeenayo in astaamahaas marlabaad sidoodii hore looga soo muujiyo...