Wararka Soomaalida6 years ago
Faa-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa barqadii maanta ka dhacay ka soo hor jeedka Wasaaradda Batroolka iyo Teknoolijiyada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ee ku taala degmada Boondheere....