Wararka Soomaalida6 years ago
Faa-faahino laga helayo labo qof oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Barqanimadii maanta ayaa xaafada Ansalooti ee Degmada Waaberi waxaa lagu dilay labo nin oo dhalinyaro ah waxaana dishay dablay hubaysan,kuna hubaysnaa Bastoolado sida Tusmotimes ay u...