Wararka Soomaalida6 years ago
Farmaajo iyo Karaash oo kulan wada yeeshay
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Baydhabo...