Wararka Soomaalida6 years ago
Farmaajo iyo Lafta Gareen oo islameeldhigay Qorshahii Al shabaab lagu wajihilahaa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa isla qorsheeyey qaabkii Al shabaab looga saari lahaa...