Wararka Soomaalida6 years ago
Golaha shacabka oo meelmariyay Sharciga Saxaafadda
Golaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Saxaafadda Soomaaliya oo muddo dheer horyaalay ka dib kulankoodii caadiga ahaa ee maanta ay ku yeesheen xarunta Golaha...