Wararka Soomaalida6 years ago
Gudoomiyaha Baarlamanka oo magacaabay Gudi doorasho(Akhriso)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta magacaabay guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ku saabsan. Guddigaan ayaa ka kooban 15 xubnood...