Wararka Soomaalida6 years ago
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo xalay loo diiday in khudbad uu ka jeediyo xafladii Caleemasaarka Siciid Deni
Siyaasiga Mucaaradka xooggan ah ee sida weyn udhaleeceeya Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Xibiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ahaa Madaxdii lagu casuumay...