Wararka Soomaalida6 years ago
Guuxa dadweynaha Muqdisho oo sheegaya in Nigel Roberts loo magacaabi doono Bangiga dhexe ee Soomaaliya
Wararka intabadan la,isla dhexmarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin Ajanabi ah loo magacaabi doono Gudoomiyaha Bandhiga dhexe ee Soomaaliya ninkaas oo u dhashay Dalka Britain...