Wararka Soomaalida6 years ago
Howlo nadiifin ah oo ka bilowday Degmada Xamar jajab+sawiro
Maamulka dagamada Xamar-jajab ayaa maanta degmadaas ka bilaabay Ololaha Barnaamijka Isxilqaan oo lagu nadiifinayo qashinka farahabadan ee yaala wadooyinka xaafadaha Degmada Xamar-jajab gaar ahaan Waddooyinka xaafadaha...