Wararka Soomaalida6 years ago
Kulan Deg Deg ah kuna saabsan Imtaaxaanaadka oo ka socda Muqdisho
Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa caawa waxaa kulan deg deg ah ku leh Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...