Wararka Soomaalida6 years ago
Lafta Gareen iyo Sheekhuna Maye oo Xarigga ka jiray xarun Warbaahineed
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo Gudoomiyaha Baarkamanka ee Maamulkaas Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa galabta Xarigga ka jaray xarunta Radio Koonfur...