Wararka Soomaalida6 years ago
Lafta gareen oo kulan la qaatay Safiirka QATAR ee Soomaaliya
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kula kulmay Safiirka Dowladda QATAR u fadhiya Soomaaliya Xasan Binu Xamsa...