Wararka Soomaalida6 years ago
Maamulka Gobolka Banaadir oo War ka soo saaray dilal saacadihii la soo dhaafay kadhacay Muqdisho
Maanta ayaa dilal siyaabo kala Giddisan waxay ugu dhaceen Degmooyinka Yaaqshid iyo Boondheere ee Gobolka Banaadir. Dilalkaas ayaa waxaa loo kala gaystay Askari ka tirsanaa Ciidanka...