Wararka Soomaalida6 years ago
Maamulka Jubbaland oo dagaalkii Kismaayo ku eedeeyey Dowladda dhexe
Dagaalkii shalay galab ka dhacay Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii ku dagaalamay garoonka diyaaradaha ee...