Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka jawaabtay warqadaha lagu faafiyey Facebook
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur ayaa waxaa uu ka hadlay warqadaha lagu daadiyey Facebook ee lagu sheegay in dowladda Soomaaliya xiriirkii ujartay Kenya. Agaasimaha ayaa wuxuu sheegay...