Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida oo markale looga yeeray Addis-Ababa
Wararka aan ka helayno Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in mar seddaxaad Addis-Ababa looga yeeray Madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar Cagjar...