Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Dowladda federaalka oo ku soo laabtay Muqdisho Daawo Sawirada
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta dib uga soo laabtay Magaalada Muqdisho kagadaal markii wafdi uu hogaaminayo Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal...