Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay qabteen dadkii laayay shacabkii Gaalkacyo
Habeenimadii Xalay ayaa koonfurta Magaalada Gaalkacayo waxaa lagu dilay dad gaaraya 13 ruux oo ka mid ahaa shacabkii xaafadaas ku noolaa deegaan ahaana ka soo jeeda...