Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo si adag ucambaareeyay falkii ka dhacay Gaalkacyo
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dadkii shacabka ahaa ee xalay...