Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha oo bogaadin ujeediyay Maamulka G/Banaadir+Sawiro
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir doorka ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha qadiimiga ah...