Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha oo waraaqaha ka gudoomay Safiir cusub+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka gudoomay Safiirka Ruushka ay usoo magacaabeen dalka Soomaaliya Mikhail Golovanov. Danjiraha Ruushka ee...