Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Soomaaliya oo Casho sharaf usameeyay Diblomaasiyiinta+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Diblomaasiyiinta ku sugan Magaalada Muqdisho munaasabadda 1-da Luulyo awgeed....