Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Ergayga Midowga Yurub+Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub ee u qaabilsan Geeska Afrika. Madaxweynaha iyo Ergayga...