Wararka Soomaalida6 years ago
Madaxweynaha Soomaaliya oo si qurux badan looga soo sagootiyey Garowe+sawiro
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya,Ra’iisul wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ENG Yariisow,Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle...