Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa lagu dilay Gudoomiyihii Maxkamadda Racfaanka Gobolka Shabeelada dhexe ee Maamulka Hirshabelle Siciid cumar xasan subeyr. Marxaamka ayaa waxaa lagu dilay xaafad...
Dalka Turkiga ayaa waxaa ku geeriyooday Gudoomiyihii Maxkamadda sare ee Maamulka Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo xaalad caafimaad laba bilood ka hor loo geeyay dalka Turkiga....
Xaafada Siigaale ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dilay Allaha unaxariistee Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud oo ahaa Xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya. Dablay...