Community5 years ago
Hooyo iyo haweeney Soomaaliyeed oo loo xiray dil ay rabtay in ay u geysato 5 carruur
Haweeney iyo hooyo Soomaaliyeed oo deggen magaalada Rochester ee ku taala gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa todobaakii ama usbuucii hore lagu eedeeyay in ay isku dayeysay...