Local News6 years ago
Duqa Minneapolis Jacob Frey oo jago sarre wiil Soomali ah u magacaabay
Minneapolis- Golaha Guddiga Siyaasadda iyo Horumarinta Guriyeynta Magaalada Minneapolis ayaa maalintii Arbacada u codeeyay , magacaabayna Sharmarke Maxamed Ciise in uu xubin rasmi ah ka noqdo...