Wararka Soomaalida6 years ago
Musharaxiinta taageerada ka helaya Dowladda dhexe oo banaanka u soo baxay iyo lacag Labo Milyan ah oo Garowe gaartay
Maalinta beri ah Magaalada Garowe waxaa ka qabsoomaya Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland iyadoo Xildhibaanada ay kala xulanayaan Musharaxiinta farahabadan ujeedkuna uu yahay...