Wararka Soomaalida6 years ago
Muuse Biixi oo qaabilay Safiirka cusub ee Itoobiya ee arimaha Soomaaliland Daawo Sawirada
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda federaalka Itoobiya dhowaan ay u soo magacawaday Maamulka Soomaaliland. War-Saxafaadeed galabta...