Wararka Soomaalida6 years ago
Ra’iisul wasaare Khayre oo dhagax dhigay Warshadda Dharka ciidanka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay dhismaha xarunta warshad soo saareysa dharka Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed....