Wararka Soomaalida6 years ago
Seddax arday walaalo ah oo lagu dhaawacay Muqdisho
Gaari siday arday ka timid Imtixaan ayaa galabta lagu rasaaseeyey Degmada Dharkenleey ee Muqdisho ka dib markii gaarigaas siday ardayda uu soo istaagay goob lagu baaro...