Wararka Soomaalida6 years ago
Shacabka Guriceel oo soo dhaweyn usameeyay wafdiga RW soomaaliya+Sawiro
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka dib wafdiga Ra’iisul wasaaraha safar dhulka...